Fanaaniinta Nuur Daalacay Iyo Nimco Yaasiin Ayaa Leh:-Soomaaliland Waa Tashatay Matabar Yara”Daawo+VEDIO
Fanaaniinta Nuur Daalacay Iyo Nimco Yaasiin oo Ka Mid ah Fanaaniinta Garabtaagan Xukuumada Siilaanyo Ayaa Soo Qaaday Hees La Magacbaxay Soomaaliland Waa Tashatay Matabar Yara
Heestaan Ayaa ah Mid Fariin Loogu Dirayo Soomaaliweyn oo Dhan Looguna Muujinayo In somaliland Ay Noqotay Mid Ka Go’day Soomaaliya Inteeda kale
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com