Fanaanka Axmed Ceegaag oo Wax Ka Badalay Heesihii Lagu Yaqiinay”DAAWO”

Saturday, May 11, 20130 comments


Fanaanka Axmed Ceegaag oo Wax Ka Badalay Heesihii Lagu Yaqiinay”DAAWO”

Fanaanka Axmed Ceegaag oo Ka Mid ah Fanaaniinta Loogu Jecel yahay Heesaha ay Qaadaan Ayaa Markii Ugu Horaysay Wax Ka Badaly Howshiisa Fanka

Axmed Ceegaag Waxaa Lagu Yaqiinay Heeso Uu Si Kali ah u soo qaado balse Tilaab Muhiim ah Ayuu Qaaday Kadib Markii uu La soo Heesay Fanaanad Qarsoonayd Waliba aad u Cod Macaan oo Soo Jiidatay Boqolaal Xiiseysa Fanka Casriga ah ee Soomaaliyeed




Halkaan Ka Daawo Fanaanka Axmed Ceegaag oo Wax Ka Badalay Heesihii Lagu Yaqiinay







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog