Faraqa u dhaxeeya Galmada Xalaasha ah iyo Tan kale.

Friday, May 10, 20130 comments


Faraqa u dhaxeeya Galmada Xalaasha ah iyo Tan kale.

Hadaba Kolka ay galmadu ku dhacdo tabihii iyo tiradii looga baahnaa, waxa ay qofka u leedahay dhowr faa’iido oo muhiim ah,

1- Jirka iyo maskaxda ayay firfircooni galineeysaa,

2- Dareemayaasha ayay fududeysaa ,

3- Madax wareerka ayay bi’isaa

4- Waswaaska badan ayay qofka ka qaaddaa,

5- Waxay xoojisaa aragga, waxayna wanaajisaa wadnaha, kaalmeysaana qashin saarka kilyaha.

6- Dhiiggay cusbooneysiisaa.

7- Waxaa ku bogsada dadka balqanku faraha ba’an ku haayo.,

Ugu Danbeeyntii Maamulka Iyo Shaqaalaha Shabakada xayeysiin Waxay Idiin Leeyihiin Qofkii Talo Iyo Tusaalo Warbixintan Iyo Guud Ahaan U Baahan Waxad Kala So Xiriirki Kartaan ,Emailada Hoos Ku Qoran.







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog