FIIRSO MUUQAALKA:-FILIMKII HAN IYO HAGRASHO EE MURSAL MUUSE OO SOO BAXAY+VEDIO

Tuesday, May 7, 20130 comments


FIIRSO MUUQAALKA:-FILIMKII HAN IYO HAGRASHO EE MURSAL MUUSE OO SOO BAXAY+VEDIO

Muuqaal inbadani malaayiin qofood oo soomaali ah ay sugayeen kasoo hordhiciisa ay shaacisay warbaahinta muqdisho ayaa waxaa dhameystirkiisa markale nasoo gaarsiiyay howlwadeenadii filimkaasi ee HAN IYO HAGRASHO.Filimkaani oo katurjumayay Jaceyl iyo qiso dhab ah ayaa waxaa goor hore iftiinkiisa kasoo muuqday Fanaanka dayax soo taabtay ee lahoolin waaye baryahaan dambe MURSAL MUUSE CUMAR oo filimkaasi ah aktarka jilaya ayaa waxaa maantay oo aay tahay Tariikhdo 05-05-2013 keydka warbaahinta kusoo xarooday idiin soo gudbineynaan.







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog