Daawo Sawirada Madaxweynaha oo lagu soo dhaweeyay magaalada Lonodon ee dalka Ingiriiska.”

Tuesday, May 7, 20130 comments



Madaxeynaha Dowlada Soomaaliya, xassan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska ayaa waxaa loo sameeyay soo dhaweyn si cajiib ah.

Xassan Sheekh iyo R/wasaaraha Ingiriiska ayaa lafilayaa maalinta barri ah in ay si wada jir ah u shir gudoomiyaan shirka London oo ah mid arimaha Soomaaliya khuseeyaa, waxa ayna noqoneysa maarkii ugu horeysay muda ka badan labaatan sano oo madaxweyna Soomaaliyeed uu shir gudoon ka noqdo shir caalami ah.

Hoos   Ka   Daawo    Sawirada    Soo   dhaweynta   Madaxweynaha













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog