Gabar
Ustralian ah ayaa la tilmaamayaa in ay ku bad baaday Farriin ay Ku qortay
Carrada oo ahayd ( Help ) Ama i Caawi dhacdadaasi oo ka dhacday Gobolka Fitoria
ee dalka Australia.
Shabakadda
ABC ee laga leeyahay dalka AUSTRALIA oo Soo Xiganeysa Buliiska Bariga
Fiktooriya hadalkooda ” Waxaanu helnay Gaariga leyniit Juweys Bund ( 68) Jir ah
taas oo taalla soohdinta Gobolka Fiktooria ay wadaagaan Gobolka Kale Newswat
Weyls iyadoo Gaariga agtiisana ay ku qorreed ereyga ( Help) iyo in ay
Lunsantahay sidaasi waxaa yiri Saraakiisha Booliska.
Booliska
ayaa intaasi ka dib Billaabay Howl Gallo Baaritaanno Xoogan ah kuwaasi oo
maalmo qaatay waxaana Booliska Howl galka Ku gacansiiinayay dad Mutadawiciin ah
ee ku taqasusay in wax laga raadiyo Keymaha iyadoo ay Howl galkaasina ka qeyb
qaateen Diyaarado Hellocopter ah.
Kooxaha
bad baadada ayaa durbadiiba u cararata Xagga Jwes Bund ee La La’sanaa Mudada
dhowrka Maal mood ah iyadoo lagu soo qaaday Diyaarad Hellocopter waxaana
durbadiiba la geeyay Isbitaal Caafimaad kaasi oo baaritaan xaaladeeda Caafimad
ah Loogu sameeyay waxaana soo cadaatay in caafimaadkeeda uu tamaam yahay laakin
kaliya ay heesato haraadkii Maal mihii ay lunsaneed
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
