Labo Fanaan oo aad U Jecel yihiin Dhalinyarada oo Ku Tartamaya Codkooda(Daawo Kadib Kee Baad u Codeyn Laheyd )

Wednesday, May 1, 20130 comments


Labo Fanaan oo aad U Jecel yihiin Dhalinyarada oo Ku Tartamaya Codkooda(Daawo Kadib Kee Baad u Codeyn Laheyd )

Labada Fanaan ee aan Kala Dhicin Axmed Rasta iyo Abdifitaax Yare Isla Markaana Ku Caan Baxay Heesaha Inta Badan Dhalinyarada Jecel yihiin Gaar ahaana Kuwa Jaceylka Lu qeeya Ayaa waxaa ay isla qaadeen Hal hees Oo Min Page- ah.

Labada Fanaan Waa Kuwa aad Loo Jecel Yahay Taageera Badan Ku Dhax leh Bulshada Somaliyeed Kuwa Fanka Xiiseeya waxa ay Leeyihiin Taageero Buuxda oo Dhalinyarada ay Ka heelaan Hada Si Shabakada newbanaadir.com u Hesho Taagerada Labadaan Fanaan Kan Ugu Badan Waxaan idin soo Saarnay Heestaan Yaad u Codeyn laheyd Fkirka Qeybta Hoose Noogu Reeb Ama Emailka Shabakada Inoogu Soo Dir.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog