Gabaryahay Bar Ninkaaga qaabka raaxada aad u jeceshahay + Talo Kusoco Dumarka

Sunday, May 5, 20130 comments


Sideedaba hadii aynu nahay noole waxa aynu leenahay baahi badan oo la rabo in wax laga qabto, Baahida aan qabno ayaa sida jaranjarada ukala saraysa, Midiba mida ay ka adagtahay ayay ka horeysaa.

Hadaba tan ugu horeysa, uguna muhiimsan ayaa ah baahida jirka, taas oo ah in uu qofku helo cunto, biyo, guri iyo raaxo guur,  Waxaa kale oo aad u muhiim ah in aad ogaatid in sida jirku cunto ugu baahan yahay,  uu ugu baahan yahay salaaxida gacmo diiran oo siiya dareen macaan.

Waxa jirta in aad leedahay qayb ka mid ah jirkaaga oo sida qasnada oo kale ah oo aanu ogaan karin saygaagu hadii aanad furaha siinin, Taasi waxa aan uga jeednaa in aad u sheegtid sida aad doonaysid in uu kuugu raaxeeyo.

Inta badan waxaa moodaa in uu qof waliba ogyahay qaybhiisadareenka badan ee uu leeyahay, laakiin waligaa ma ka fikirtay sida kilikilaha ama xundunta in ay kamid yihiin qaybaha dareenka raaxada leh meel dheer gaarsiiya..

Gabagabadiina waxaan idin leenahay sidaa iyo qoys lagu raayo noqda












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog