Baaritaano ayaa
sheegaya in galmada badan ay si weyn ugu wanaagsan tahay haweenka iyadoo tani
ay door weyn ka qaadato sidii xubinta haweenka uga ilaalin lahaayeen
jeermisyada yar ee Microbes and parasites kuwaasi oo wax yeeleeya xubinta
haweenka .
Qubarada ku xeel dheer xanuunada ku dhaca xubinta haweenka ayaa sheegaya in
galamada badan ay door wax ku ool ah ka qaadato oo ay xubinta haweenka u tahay Antibiotic.
Waxa ayna sheegeen in minida ninka ay ka kooban tahay dheecaano ka taqalusaya
Microbes -daas oo inta badan haweenka ku keena xanuuno.
Doldoleelada xubinta haweenka waxa ay ka kooban yihiin maado la yiraahdo
Glycogen taasi oo door ka qaadaneysa in jeermisyadaas ay ku dhashaan xubinta
haweenka balse waxaa ka taqalusa shahwada ragga .
Marka ay haweenyda hesho galmo macaan oo gaarta gariir waxaa balaarta minka kaasi durba waxyaabahas jeermeiska ah ka burinaya xubinta.
Canab Xasan
Xafiiska
Newbanaadir
New York - America
canabxasan09@hotmail.com
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
