Marka gabadha la guursado sida caadada ah waxaa timaad in gurigeeda cusub loosoo wareejiyo iyadoona laga doonayo in ay dhaqato reerkeeda weliba uusan ka imaan erey iyo wax dhibaato u keeni kara qoyskeda.
Shabakada xayeysiin.com waxa ay ku siineeysaa gabadh yahay dhowr talooyin kuwaasoo ay raggu necebyihin in xaasku ku dhaqanto waa kuwa kuu sababi kara furiin iyo inaad weyso seygaaga.
Tan ugu badan ee xaaska lagu dhibsado waa in ay Su’aalo badan ka keentaa xagga nolosha iyadoona xooga saarto daba gal iyo wax aanan loo joogin waana waxyaabaha ugu badan ee kugu sababi kara in seygaagu kaa dheeraado.
in aad waqti walbo erey iyo isku dhac ka shaqeyso waana mid iyadu kuu keeni karta in seygaagu go’aan cad ka gaaro noloshaada waana mid keeni karta kala tag iyo kala dheeraansho.
tan ugu danbeeysa waa in aadan ka sheekeyn hadii aad guur hore soo martay ama saaxiibkaagii aad jecleyd , Marnaba ha niyad jabin oo haku ag sheegin wax isaga ka fiiran .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
