Warbaahinta Caalamka oo soo bandhigtay Awoodii Al Shabaab oo Qaraxyo oo kaliyah ku soo aruurtay(Daawo Muuqaal+Warbixin)

Monday, May 6, 20130 comments



Warbaahinta Caalamka oo soo bandhigtay Awoodii Al Shabaab oo Qaraxyo oo kaliyah ku soo aruurtay(Daawo Muuqaal+Warbixin)      
  
Warbaahinta ugu caansan Caalamka ayaa si toos ah u soo deeysay Qaraxyadii lagu qaaday Wafdigii ka socday dalka Qatar ee soo gaaray magaalada Muqdisho. Telefishinada Caalamka ayaa soo xiganayay Haweeneey Soomaaliyeed oo goob joog ka eheed markii uu qaraxa ka dhacayay Isgooska KM-4
  
Warbixinta ayaa waxaa lagu sheegay in dhimashada ay kor u dhaaftay 11-qof oo rayid ah waxaana weerarkaan sheegtay kooxda Al Shabaab oo dhoor sano ka hor laga saaray magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda inkastoo weli ay wadaan Qaraxyo lagu hoobtay.

Weerarkaan oo ahaa mid qorsheeysan waxaa lagu qaarajin rabay wafdi marti u ahaa Dawlada Somalia kaas oo ka socday dalkaa Qatar. Kooxda Al Shabaab oo ku shaqeeysa awaamiirta ururka Al Qaacida waxa ay iminka ku hanjabeen inay xoojin doonaan dhanka Qaraxyada.  



Halkaan ka Daawo Warbaahinta Caalamka oo Qaraxii dhacay ka wareeysanaya dad goob ka ahaa







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog