Hibaaq "Macaane Ifka Adiga ayaan ku jeclahay Ragg oo dhane ka doortay ee ifahan plz…

Saturday, May 11, 20130 comments

Macaane si xad dhaaf ayaan kuu jeclahay waxaa tahay qof la jeclaado qofka ugu wanaagsan ee dunida guudkeeda saaran .

Gacaliye waxaa nasiib leh qofkii aadiga nolasha kula wanaago oo ubad kuu xanbaarto wan ka xumahay macaane in aan kaa fogaado oo aan buriyo balantii iyo wacadkii adkaa ee dhaxdeena ahaaa .

Gacaliye waxaan ka rajeynayaa in aad I cafin doonto weliba adiga oo aan I weydiin sababta aan u bur buriyey wacadkii dhaxdeena ahaaa Macaane waxaa tahay qof qaali ah waxna makaa qaldana lakiin aniga ayaa nolasheyda wax ka maqanyihiin .

Xabiibi wan ku jeclahay wana ku jeclaan doonaa inkastoo waqtiga nakala geeyey












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog