ILA QOSOL:-Wariye Ka Tirsan Universal TV oo Qaab Qarsoodi ah Looga Duubay Isagoo Asaxaabtiisa Ku Waabsanaya In uu Fanaan yahay”Daawo+VEDIO
Barnaamijka iiwad sheekada oo Ka Baxa Universal TV Ayaa Mar Qura Daaqada Kala Baxay Barnaamijkii Ugu Taageeraha Badnaa Barnaamijyada Arimaha Bulshada Ee Nala Fiidso oo Loo Rararay HCTV
Barnaamijkaan oo Ay Si wada Jira u Daadihiyaan Wariye Maxamed Saciid Iyo Fanaanadda Isku Rogtay wariye ee Nimco Dagan
Todobaadkaan Xiiso Gaara Ayuu Leeyahay Waxaa Ku Jira Qodobada Qosolka Badan ee La soo Bandhigayo Wariye Sola oo laga yaabay kadib markii la soo qaatay isagoo hees ku waabsanahay asxaabtiisa iyagoon ogeyn in camera lagu duubayo.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
