Laptop-ka Jilbaha la saarto Shaqada Sariirta ayuu Halis u yahay ! (Sir Muhiim ah)

Saturday, May 11, 20130 comments

Baarayaal ayaa shaaca ka qaaday in ragga Internet-ka Wi-fi-ga ah u isticmaala Laptop-yada ee saarta bowadada ee u dhaw xubinta taranka ninka in taas ay yareneyso oo ay hoos u dhigeyso qadarka shahwada ayna wax yeeleneyso xaniinta.

Waxaa la tilmaamay in shucaaca Electromagnetic ee ka so baxaya aalada Wireless Communication-ka in ay wax weyn u dhimayaan shahwada ragga bowdada saarta kumbiyuutarka nooca Laptop-ka .

Waxaa xusid mudan in qofka saacaado badan labtopka saarta canjarada ee u dhaw xubinta taranka in uu dareemayo cadaadis ah in malabyaroow uu isku soo aruurayo oo aad dareemeyso kabaabyo iyadoo ay adkag tahay in isla saacadaas aad sameyn karin kulanka sariirta maadaama in aad kacsato waqti iyo xod xodasho u baahnaaneyso .












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog