Ninyahoow Ogoow Haweeneyda Shumiska Hore Waa Ay Layaabtaa, Kan Labaad Waa Ay La Bururtaa Kan Seddaxaadna Waa Ayba....( Qormo Xiiso Badan)

Tuesday, May 14, 20130 comments

Shumis-ka ahmiyad weyn ayuu u leeyahay nolosha Romantica labada lamaane , waxa ayna haweenka ula dhigan tahay neefta la qaato , iyadoo macaanka Shumis-ka oo yaraado waxa ay noloshaas u baahan tahay dib u cusbooneysiin.


Shumiska ayaa ah Thermometer-ka lagu cabiro xaraarada nolosha labada qoys iyadoo ay kulushahay nolosha waa ay sii macaanaata hadii ay qaboow noqotana ogaada nolosha guriga qaboow ayaa soo galay .


Waxaa xusid mudan in haweenka ay ciyaarta sariirta ka jecel yihiin shumiska badan iyo xabad gilinta waxa ayna u tahay marqaati cad ,ogaaw ninyahoow jaceylka dhanka haweenka waxa uu u yahay dab holcaya waxaase damiya dabeeysha shumiska la isi shumiyo .


Maah-maah faransiis ah ayaa oraneysa shumis-ka ayaa ah wadada kaliya ee afka haweeneyda looga joojin karo hadalka badan .


Shumiska ayaa ah buundada isku xerta labada qalbi ee lamaanayaasha waloow shumiska uu yahay mid kulul dhanka dareenka  oo ay dheer tahay waxa ay sii xoojineysa xariirka iyo rabitaanka ah in la isla joogo .


Shumiska ayaa ah farsmo nin waliba aqoon , ogaaw haweenka Shumiska farxad ayay ka qaadaan , xasuusnoow haweeneyda shumiska hore waa ay la yaabtaa , midda labaad waa ay la bururtaa , tan sedexaad maba sugi karto.


Rag badan ayaa lamaanayaashooda gaarsiin macaanka ciyaarta kuu-kuun laminaaga iyaga oo kaliya u haysta raaxada isku soo bood iyo kala bood , ogoow haweenka ciyaarta ka dib wax ay aad u jecel yihiin shumis iyo qoor gilin waxa ayna ka sii qaadaan raaxadii hore mid ka macaan maxaa yeelay haweenka qaarkood shumiska ayayba u gaaraan gariirka galmada .





W/Q Mohamed Sadiiq (Super Boy)













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog