Qaniinyada Timaada Inta Lagu Jiro Kulanka Sariirta Maxaa Sababa?

Friday, May 10, 20130 comments


Haween badan ayaa inta raaxada lagu jiro waxa ay sameeyaan in ay qaniinaan ninka iyaga oo xilligaas aan ogeyn maxaa yeelay heerka ugu sareeya raaxada ayay mareysaa.

Qaniinyada ayaa ah hab muujin oo ay haweenka ku muujinayaan heerka uu gaarsiisan yahay ku macaansiga ciyaarta isla markaana ninka uu siinayo darajo farxadeed.

Mararka qaar qaniinyada haweeneyda mid adag ayay noqon kartaa oo jirka ninka ayay ka sii muuqan kartaa balse taas haween dhif ah aya heerkaas gaarsiisaa.

Haweeneyda kaliya ma sameeyso qaniinyadaas oo ragga waa sameeyaan balse waa mid ka qafiifsan midda haweeneyda iyadoo uu u adeegsado qaniinyada habka istiiminta iyo kicinta haweeneyda.
  
Isku soo duub qaniinyada ay haweeneyda ay ku sameyso ninkeeda ayaa lagu tiirayaa macaansi ee ha u qaadan xanuun haya haweeneyda oo cabsi kaa wiiqda ciyaarta yeesan ku galin .






_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog