Shan Cashar Oo Uu Kaliya Ku Baro Jacelka !! Iska Fiiri Hee

Tuesday, May 21, 20130 comments


Gabaryaheey waxaa jira arimo badan aad ka baraneyso jaceylka ee il gaar ah u yeelo arimahaan aynu maanta newbanaadir.com isidn soo bandhigeyso.

1- Ma Haboona In Aad Ninka Jeclaato Oo Aad Naftaada Iloowdo : haweenka/ragga ayaa mararka qaar ilaawa naftooda marka uu ku dhaco jaceylka , kaliya waxa ay ka fikaraan ninka/naagta iyo sida ay u farxad gilin lahaayeen , sidaa darteed naftaada ha u iloobin jaceyl .

2- Waxaa Laga Yaabaa In jaceylka Uu Hal Dhinac Yahay : mararka qaar waa dhacdaa in haweeneyda/ninka ay jeclaato nin/naag aan jecleyn amaba uusan u hayn dareen la mid ah , hadaba waxaa kula gudboon in aad iska xajiiso jaceylkiisa/jaceylkeeda ka hor inta aadan adiga ku hor marin gudbinta xariirkaasi .

3- Jaceylka Mar Waliba Caqli Ma Laha : mararka qaar jaceylka ma aha mid caqli leh , waxa uu haweeneyda/ninka ku jiidayaa in ay sameeyso/sameeyo dabaalnimo weyn oo ay haboon tahay in laga fogaado , newbanaadir waxa ay ku leedahay waxaa muhiim ah in gabaryaheey/wiilyahoow ogaatid in jaceylka caqli laheyh oo ku geyn karo meel aadan dooneyn.

4- Jaceylka Ma Aha Sida Aad Mar Waliba U Filaneyso : waxaa arin iska dabiici ah in haweeneyda/ninka baadi goobo jaceylka khiyaaliga ah kaasi oo riyo ah , ogoow jaceylka mar waliba ma aha sida aad ka filaneyso .

Casharada Jaceylka waa badan yihiin waxaan maanta idin soo xulnay qeybtaas , waa muhiim fikirkaaga ku aadan .












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog