Dalka France oo ah dalka ugu baaritaanada badan Cilmi nafsiga ayaa agu ogaaday in Labada Lamaane ay ku sameen karaan Dareen & Raaxo waali ah Waqtiga galmada Si fudud isla markaana Waqtigaa noqonaayo midaan sinaba lagu halmaami kareen,
Soomaalida ayaa ah kuwa inta badan ka dhega xigan raaxida waalida ah mana helaan raaxo ku filan lamana mid ahan Bulshada Caalamka inkastoo ay ka dib marsanyihiin Shabakada Caalamiga kuna hadasha codka Dhalinyarada ee newbanaadir.com waxa ay had iyo jeer jeceshahay iney ka dhisto bulshadeeda dhinac walba.
Waqtiga Galmada waxa la sheegay hadii lagu sameeyo meelo fara badan in galmadaas ay noqoneyso mid xasuus mudan isla markaana aanan sinaba lagu halmaami doonin Labada lamaanana ay ku helayaan dareen waali ah Laba qodob ayaan hoos kuso qoreyno waa kuwa ku sahlaya inad hesho Dareen Waali ah.
Galmada la sameeyo SUbaxdii isla markaana lagu sameeyo dhulka dooga badan ama banaanka ah waliba xor looyahay galmadaas waa mida ugu casri san een qofku sahal ku halmaami kareen noqonayan Dareen waali ah.
Waxaad kaloo Dareen waali ah ku heleysaa adinka oo ku sameeya Murayada horteeda isla markaana istaankaa waxa uu noqonayaa mid aan sahal lagu halmaami doonin waana mid abuuraya Dareen waali ah.
