Inta badani dumarka waa kuwo aad u xishood badan marka loo fiiriyo dhanka galmada sida ragga oo kale dumar cadaysanaya inay u baahan yihiin galmada hadiiba ay jiraan waa ay yaryihiin haba u badnaadaane kuwa da'da yar oo u dhaxeeya 16-28 waloow ay jiraan qaarkale oo ragga kula kaftamo duqa soo soco maxaa sugeesaa caawa qabow ma dareemeysid miyaa ?
buuraha dushooda i geey gacaliye iyo hadalo ninka raga ah xoojin karo.
qaarka xishoodka badan hadii ay u baahan yihiin galmada waxaa lagu dareemaa wax yaalo ku tusiniyana inay diyaar u tahay in la ged gediyo habeenkas waxa akamid ah.
1-iney si qurux badan usoo labisato iyadoo sugeeyso xaajigeda hadii uu banaanka ku maqan yahay
2-iney nadaafada guriga iska kala boobsiiso inta uusan sariirta is geynin si durba odayga markuu soo galo indhihisa u qabtaan bilic sugeeyso isaga.
3-iney shumis iyo farakacayaar lagasho kola uu irida soo dhaafo iyadoo si Romantic ah u eegaysa.
4-iney soo xirato dharka lagu jiifto ee qafiifka ah hoosna u gaaban garbahana u banaan si odayga gacantisa ugu dhacdo meelo qabow oo xaadu ay ka kaceyso kolka gacantu qabato .
5-in iyadoo duqa dareen galineyso ay soo fariisato hortiisa marna ay foor fooraarsato hortiisa iyadoo iska dhigeysa iney dhulka wax ka gurbineyso isla markaana baryaheeda ay banaanka usoo baxayaan si gacaliyaheeda indhihiisa wax u qabtaan.
6-iney ninkeeda ku dhahdo macaane dhabarka ayaa la iga haayaa ee ii riix riix kalkaasoo ninka isna dareemayo dareen aad u xoogan isagoo weerar cir iyo dhul ahba ku qaadayo haweeneyda
hadii aad ku aragtaan xaasaskiina intaan oo siyaabood isla markaana aad ku weerari weysaan sariirta waxaa idinka qabsan doonto in haweeneydaasi waji gabax iyo caajis kuula imaado adigoo noqday mid beer dareeya fursadaha soo mara .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com