Wiilow ma jeceshahay in ay xubintaada taranka qurux ku soo baxdo

Monday, May 13, 20130 comments

Source: okezone.com

kuma koobna oo kaliya quruxda jirka meelaha isha qabato hasa ahaatee sida uu caafimaadka ku jiro ayaa ah in jirka dhan laga dhigo mid hagaagsan nadaafad leh, habada xubinta taranka raga ayaa ah xubin ahmiyad gaar u leh wiilasha inkastoo aysan xubintaas banaanka oolin sidaas ay jirto laga maarmaan u tahay in iyadane qeyb ka noqoto wax yaabaha u baahan hagaajiska

1. Ka Xiir Markasta Timaha


ku dadaal in aad markasta ka xiirto xubinta tarankaaga timaha, waxaana sidaas ku soo bixi doono quruxda xubinta tarankaaga.


2. la Dagaalan Ciyilka


 isku day in aaad la dagaalanto ciyalka waayo ciyilka wuxuu dilaa qurxda xubinta taranka, si taas looga dheeraado waa lama huraan in aad iska rido hadii ay jiraan culees dhanka jirka.


3.Aaalamiito Badan Samee

Sida ay sheegeen dhaqaatiirta ku taqasustay xunbinta taranka aalamiitada ama oradka wuxuu qeyb ka qaataa dheeraanshaha xubinta taranka sidoo kale bilicdiisa iyo qualitiga ragnimada ayee sara uqaadaa













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog