Somalia Muuqaal Cusub Oo Ku Farxad Galinaya Ayaa Kasoo Baxaya (Daawo Muuqaal)
22 Sano Somalia Waxaa ay Ku Jirtay Dagaalo iyo Colaad aan Dhamaad Laheyd Taa oo Qiil aan Loo Heyn Sababta Loo Sameynayay qaar Bulshada Ka Mid ah waxaya ay Leeyihiin In Somalia qabiil isku Dishay Halka qaarna ay aaminsan yihiin In Somalida ay Ku Dishay Jaahilnimo oo wax kale aysan jirin.:
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com