Talooyin Ku Socda Ragga Sariirta Ku Qancin Waayay Lamaanayaashooda Iyo ...... Xog Muhiim Kuu Ah

Sunday, May 12, 20130 comments

Rag badan ayaa ka sheegta awood yari dhanka ciyaarta sariirta ah , hadaba shabakada arimaha bulshada newbanaadir.com ayaa kulatalineysa in aan aad in badan qaadato cunooyinka caafimadka leh ee xoojiya awooda .

Waxa jira cunooyin sare u qaada rabitaanka galmo ee ninka waana dareen kiciyaal aad u wanaagsan ee il gaar ah u yeelo .

Avocado: waxaa lagu tirayaa dareen kiciye una wanagsnan caafimaadka ninka maadaama uu ka kooban yahay dufan aan dharag keeneyn taasi oo keeneysa in uu u wanaagsanaado caafimaadka wadnaha iyo hal boolayaasha iyadoo uu gacan ka geeysanayo in dhiiga uu si habsami leh uu ugu shubmo jirka , waxa uuna ninka siinaya awood uu malabyaroowga uwax ku jiiri karo.

Lows(loos) : Waxaa lagu tirayaa dareen kiciyaha ugu wanagsan dhanka ninka iyo caafimaadkiisa maadama uu ka kooban yahay macdan aad ugu muhiimsan awooda galmo ee ninka waxaana macdanka ku jirta ka mid ah Zinc, selenium iyo vitamin E

Strawberry : midibka casaanka ee Strawberry-ga ka sameysan yahay ayaaba ragga ka saacida in dareen kalgaceyl uu galo waxa ayna baaritaano la sameeyay 2008-da sheegayaan in Strawberry ay kordhiso shahwada isla markaana waxa ay awood siisaa malabyaroowga.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog