Tixqoraal Qiimo Badan U Dirso Nafta Aad Jaceshahay Ama Jaceyl Wadaaga Aad Tahiin

Monday, May 6, 20130 comments

U Dirso Ruuxa Aad Jaceshahay Farin Qoral Kaan Aadka U Qiimaha Weyn Ubaxa Adigaan Kuu Sidaa Ee Aan Kuu Doree Ma Iga Gudomesaa Nafta Aan Ifka Ka Doortay Baa Tahee Ma Iaga Aqbalesaa In Nolol Wadaag Aanu Noqono Cidlada Iyo Kalinimada Waa Habaar Iyo Xanun In Aanu Ka Wada Baxno Gacan Ma Isku Sinaa Dad Iskudaacad Ah In Aanu Isku Noqono 

Ma Iga Aqbalesaa Nafta Waa Qali Ruuxa Ay Dooratana Lagama Reebi Karo Ama Looma Diidi Kare Qalbigaaga Qeeb Ma Iga Sinesaa Anigana Aan Nafta Iyo Qalbiga Ku Wada Siyee Nafta Ruuxa Ay Ku Qanacsan Tahay Oo Kaliya Weyaan Ee Rajada Nafta Ay Kaa Qabto Ma U Meel Marin Dontaa Farxada Mida La Isla Wadaago Ayaa Ugu Wanaagsan Jaceylkana Midka La Isla Meer Mariyo Ayaa Ugu Farxad Iyo Ugu Guul Badan

Rajadeeda Waa Adiga Cid Kale Ama Ruux Kale Aan Rajo U Lee Yahay Ama Rajo U Qabo Majire Aan Farxad Wadaag Noqonee iLawadaag Jaceyl Dhab Ah Oo Daacad Ah Ruux Wanagsan Baa Tahay Jaceylkana Waa Wax Wanaagsan Laba Wanaag Ah Hadii La Isku Keeno Waxa Ka Soo Baxaayo Oo Kaliya Waxay Tahay In Wanaag Iyo Farxad Uu Dhalo Ama Ka Yimadaan Guusha Rabi Baa Leh Dadaalkana Waa Lama Huraan Caashaqa ILama Meer Mari Alle Ayaan Kugu Dhaariyee ILafahan Oo ILagaro In Aad Wax Garad Tahay Daah Igama Sarnee Marnaba







Arrimaha bulashada Kala soco 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog