Kurbada Iyo Dhibka Caashaqa Uu Lee Yahay Marka Uu Ruux Ku Xumaada Waa Ay
Tiro Badan Tahay Ruux U Adkeesan Karaayo Ayaanan Jirin Naf Jaceyl Kugu Beertay
Ama Kugu Beeray Marka Ay Kugu Labakala Leeso Ama Uu Kugu Laba Kala Leeyo Sahuur
Keyni Waa Gabar Xiligaan 29 Sano Jir Ah Gabadhaan Waxay U Dhalatay Ama Ay Ka
Soo Jedaa Wadanka Lubnaan Oo Ka Mid Ah Wadamada Carabta
Zahuur Kayni Caashaqa Waxuu Soo Food Saaray Ayadoo Dadeeda Tahay 16 Sano Jir
Kagalaale Marka Uu Ku Beeray Macalin Keeda Iskuulka U Dhigi Jiray Wax Badan Waa
Ay Ka Diidi Jirtay Oo Waxay Dhihi Jirtaya Ama Oran Jirtay Wax Bax Barasho Ayaan
Ku Jiraa Iyo Jaceylka Waa Uu Xanun Badan Yahay Dhibkiisa Kama Bixi Karaayo
Labadaas Hadal Ayay Mar Walba Ku Dhihi Jirtay Macalin Keeda Iskuulka U Dhigi
Jiray Oo Lagu Magacaabo Zaakir Oo Dadiisa Xiliga Gabadha Uu Ku Beraayay
Jaceylka Una Badhiganaayay 35 Sano Jir.
Ugu Danbeyntii Zahuur Waa Ay Ka Ogalaatay In Ay Noqdaan Jaceyl Wadaag Sanad
Iyo Bar Kadib Macalinkeeda Zaakir Waxuu Safar U Soo Aaday Wadanka Qatar Halkaas
Uu Hoolahiisa Macalin Nimo Ka Sii Watay Kuna Guursatay Gabar Kale Gabadhii Hore
Ee Macalinka U Ahaa Kuna Baryi Jiray In Jaceyl Wadaag Ay Noqdaan U Soo Diray
Fariin Naxdin Leh Oo U Qoran Sidaan.
Xabiibti
Waan Guursaday Umana Soo Laaban Doono Xili Dhaw Wadanka Lubnan Jaceylkii Naga
Dhaxeeyayna Waxan Donayaa In Halkaas Aan Ku Soo Gaba Gabeeno Dul Qaad Badan Iyo
Adkeesi Badan Muuji Waan Dareemi Karaa Dhib Badan In Aad Lakulmi Doonta Maxaa
Yeelay Jaceyl Aanan Caadi Aheyn Ayaa Ina Dhexmaray Fariinta Marka Aad Aqriso
Waan Dareemi Karaa In Uu Kuu Bilaaban Doono Fakar Iyo Naxdin Iyo Murugo Zahuur
Waxay Dhahday Ama Dhihi Jirtay Hadii Jaceylka Sidaan U Xanun Badan Yahay Mabana
Soo Hadal Qadi Laheyn Wax Bdana Waan Iska Ilaalin Jiray Jaceyl Lakin Waa Ay I
Qabsatay Hada Aniga Ayay Tala Italaa Iyo Sida Aan Isku ILowsiin Lahaa Ninkaas
Iga Tashtay
