Sida warbaahinta newbanaadir.com ay ka soo xiganayso warbaahinta wadanka Marooko Ee dhaca Galbeedka Afrika waxaa Xalay Magaalada Darul Baydaa lagu Kufsaday Duq waayeel ah.
Dhacdada oo lagu soo daabacay Wargaysa Al-yowm ee ka soo baxa Morocco waxaa Waayeeshan 90 sana jirka ah oo wejiga hore ee wargaysta lagu soo sawiray Kufsadey wiil 24 Sana jir ah.
Wiilkan 24 Sana jirka ah oo magaciisa lagu soo koobay Ibnu Marsam sida newbanaadir.com ka soo heshay laamaha ammaanka ayaa waxaa saaka Police-ka ay gacanta ku soo dhigeen xili uu ku baxsanayay Gaari yar.
Weli Baaritaan ayaa lagu hayaa dheecaanka ninkaasi oo cadeen ku filan noqon doonta hadii Baaritaankaasi lagu helana uu sababsan doono dil daldalaad ah oo hore nuuciisa u dhicin.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com