Ragga Malabyarowga Ka Jilicsan Yahay Oo Gilinta Dhibeyso Oo Xal Loo Hayo ! Asparagus Ayaa (Aqriso Walaal)

Sunday, May 12, 20130 comments

Newbanaadir

Ragg badan ayaa ka sheegta dhibaatooyin dhanka galmada ah taasi oo wiiqeysa xariirkii sariirta markaas ayuu ninka galayaa isla hadal waayo waxa uu gabay qancintii xaaska.

Hadaba ragga ka sheegta in malabyarowgooda jilicsan yahay oo uusan awood u laheyn in uu gallo xubinta haweenka illaa farta ay la giliyaan mooyee  ayaa loo hayaa talo waa hadii uusann jirin xanuun  kale oo cildaas u keeneysa.

Waxaa lagula talinayaa in ay qaataan oo ay cabitaan ka sameystaan dhirta loo yaqaan Asparagus iyadoo dhirtaan jirka ka caawineyso in uu soo daayo hormone-ka Testosterone iyadoo dhirtaas iyo hormene-kan ay jirka si weyn u siinayaan maadada Vitamin E iyadoo jirka ka saacidayo in dhiig badan uu ku soo shubmo oo uu siiyo jirka fir firconi .

Fiiro Gaar Ah : dhitaran loo yaqaan Asparagus ( Carabtana u taqaan Alhelyuun) waxaa si weyn u beeran jiray masaaridii hore, gariiga iyo romaanka waxa ayna haatan si weyn ugu faaftay aduunka waxaana si weyn looga beertaa dalka ingiriisa , sidoo kale dadka kaadi hayska laga hayo waa uu u fiican yahay iyo beerka












Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog