Dalka Koofur Afrika ayaa wararka aanu ka heleyna waxa ay sheegayaan in wiil iyo Aabiiis oo in Muda Ayaga oo aan is ogeyn ay shukaansanayay Gabar Maqaaxi ku Laheyd Magaalo Ka Tirsan Dalkaas uu Haatan fashil ku yimid,
Sida la xaqiijiyay Aabaha Wiilkaan Dhalay ayaa isaga iyo wiilkiisaba ay hal Dukaan Wada Joogeen, Adeeega Dukaankana Qofba Maalin ayuu soo aadi Jiray oo dukaanka ayu u dooni jiray,
Sidoo kale Waxa ayna Aayaga oo aan Is Ogeyn Qof Maalinta uu soo aado Magaalada ka Qadeyn Jiray Maqaaxi Gabar aan Magaceeda sababa amaan u Qarinay, Taasoo Qofba si Gooni ah uu Xiriir Markii Danbe ula Sameeyay,
Hadaba Gabadha waxa Hor Bartay Aabaha waxa uuna Jeclaaday sida ay u fur Furan Tahay, iy o Waliba Soo Dhaweynteeda oo aan Wax lasiista laheyn madaama ay gabadha ka shaqeeyneysay maqaaxida,
Sheekada waxay socotaba Ninba Goonidiisa ayuu u shukaansaday, Hayeeshee Waxa uu Fashil Ka Dhacay Kadib Markii Wiilka oo Lambara ka Raadsanaya Telkii Gacanta ee aabihiis ayuu wuxuu ku arkay Gabadhii uu Shukaansanayay lambarkeeda oo magac cajiib ah uu ula baxay odaga, Baaritaan ayuu sii sameyay qeyta Massage-aya Waxa uu Hadana Arkaya Fariimo ay aabihiis iyo Gabadhu is weydsadeen oo xambaarsan arimo kala duwan sida jaceylka geerarka la isku dhaafsaday islamrkaane ay kaga shekeeysanayaan mustaqbalkooda guurka ah.
Ya yeshee Wiilkii Yaab ayaaba kasoo haray aabihiis waxba Ma Dhihi Karo Gabadhiina waa uu Jecel Yahay, waxaana sida Warbixintan kusiiyayay Warbaahinta xayeysiin.com iyado wiil lashaqeya wiilkaas uu la shaqeeya aabahiis isku meelna ay wada saaxdaan habeen iyo maalinba aysan kala dheeraanin marka laga reebo adeega inta lagu maqanyahay,
Ugu danbeeyntii arintan yaabka xambaarsan oo ilaa hada aan sal dhigan ayaa wiilkii madaama uu gabadha jaceyl daran u qaaday balse aabahiisna uu gabadha shuukaansada ayaa arintasi wiish ku yeerisay isago isaga hayaamay magaladii uu jogay
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
.jpg)