XASBUNNALLAH,
DAAWO MUUQAALKA Wax Lagu Macneeyay Albaabka Naarta Jahanamo Oo Kasoo Muuqday
Wadan Islaam Ah
Xaasbunallaahu
wa nicmal wakiil, muuqaal naxdin leh ayaa laga soo duubay wax lagu macnayeen
calaamada albaabka cadaabta.
Wadanka
Uzbekistaan ee dhaca bartamaha qaarada Asiya ayaa waxaa laga arkey calaamad
cajiib ah oo ay dad badan u fasirteen inuu yahay albaabka cadaabta. Dhul ku
yaala wadaankaasi ayaa waxaa kasoo muuqday god weyn oo dheer oo dab aan
joogsanayn ka qaxayo.
Dabkaan
ayaa laga sheegay inuu godkaas ka qaxayay mudo 35 sano ah waxaana dadka dalkaas
ku nool ay u yaqaanan albaabka Jahannamo.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com