Fanaanada Ayaan Taleex iyo Muuqaalka heesteeda Muftaax +Video

Friday, May 10, 20130 comments


Fanaanada Ayaan Taleex iyo Muuqaalka heesteeda Muftaax +Video


Fanaanada reer Norway Ayaan Taleex ayaa soo saartay muuqaalka heesteeda Muftaar,waxaana ereyada iyo laxanka heestaba sameeyey isla fanaanada.

Heestaan ayaa maqal ahaan soo baxday sanadkii hore haseyeeshaa muuqalka heesta ayey fanaanada duubtay dhawaan iyadoo shalay la soo bandhigay.

Fanaanadan ayaa horey usoo qaaday heeso ay kamid yihiin Waxey helay jaceyl, maanta gacalow iyo heesta Boqol kaamil oo dad badan ay aad uga heleen,iyadoo inta badan heesaha ay qaado ay sameysay ereyada iyo laxankeeda.

Haseyeeshee inkastoo ay heeso badan leedahay fanaanadan codka macaan hadana heesaheeda waxey u badan yihiin maqal.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog