Sami finalka Codeyntii Fanaanka vs Fananaada sanadka 2012-2013 oo Maanta Bilaabatay ,yaa u bixi doona Finalka loolan adag ka dib……..

Monday, June 17, 20130 comments

Waxaa Saaka si Rasmi ah loo Daahuray Codeyntii sami finalak Fanaanka vs Fanaanada Sanadka 2012-2013 oo ay isagu soo hareen 4 hobol oo dhinaca wiilasha ah vs 4 Hobol oo dhinaca hablaha ah kuwasoo loolan adag uu dhexmari doono 16 ilaa 20 juun 2013 ee Todobaadkaan waxaana 4ta hobol ee soo baxada ay markaasi hadii Alle idmo Todobaadka soo socda isku herdin doonaan Finalka Codeynta loo qadayay Bishaan juun 2013ka Fanaanka vs Fanaanada Sanaka 2012-2013 Codeyntaasi oo ay ka qeyb galeen 32 fanaan loona qabtay habka Champions liguae oo lagu bilaabay Guruubyada ayaa soo bilaabatay 1juun 2013,waxaana 16ka badisay oo isgau jiray 8 wiil iyo 8 hablood la isagu huftay min 2 vs 2 iaydoo 8 badisay ay markaasi u baxeen sami finalka Maanta oo Taariikhdu tahay 16-6-2013ka bilowday.

Santuuqa Wiilasha sidaaan ayey isagu dhaceen 4ta hobol ee u soo baxday Sami finalka
Axmed Biif Vs Cabdijabaar Alkhaliiji
Jooqle vs Cabdiwahaab Booska.

Labada badisa ayaa ku loolami doonta Codeynta kama dambeysta ah ee Finalka fanaanka Sanadka 2012-2013

Santuuqa Gabdhaha sidaan ayey isagu dhaceen 4ta hobol ee u soo baxay sami finalka
Farxiyo Fiska vs Xaawo Kiin
Nimco dareen vs Fartuun Cumar

Labada badisa ayaa ku harami doonta Codeynta finalak ee Fanaanada Sanadka 2012-2013.

ku soo codee iimeylkaan. newbanaadir@hotmail.com

N.B Codeeyuhuw axa uu u codeyn karaa 1 wiil iyo 1 gabar,ama 1 wiil oo kaliya ama 1 gabar oo kaliya.

uma codeynkaro 2 hobol wax ka badan,sidoo akle uma codeyn karo 2 hobol oo dhinaca Wiilasha ah ama 2 hobol oo dhinaca Gabdha ah











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog