inta Badan dhibatada Qurbaha Ku hayso dumarka Soomaaliyeeed Maha Mid aka la sheegi karayo iyadoona Dumarka yahiin dadka Ugu badan maskaxdooda Iyo maankooda La Qaldo ayna Dhabar jabka Loogeysto Dhaqankooda Suubaan Xiliga Qurbaha Jogana inta Ugu badana Waxa Ka Badiyey Maskaxda Dadka Ay la Nool yahiin.
Muqaalkani Ayaa Ah gabdho Soomaliyeed Oo loo Heysto danbi Ah inay Isbaaro u dhigteen Rag cadana Ayna Kufsadeen Iyadoona Warbaahinta Wadanka kanada Siweyn U hadal hayaan dhacdadani Gabdhaha lagu maxkamadaynayo.
Labada Dumarka Soomaaliyeed Ayaa lagu eedeyey in Iyagoo cabsan isbaaro u Dhigteen rag cadana Xili Habeen Ah kadibna Kufsi isku dayeen Ayna Ciidamada Policeka Qabteen sidoo kale waxa danbigani ka Mida Laba Haween Ajinabiya Oo Ku Weheliyey.
Horay Muqaalo Dhaqan Ahana Looga Diyaariyey haweenka Somaalida Ayaa TV NBC waxa Uu Muqaalo ka soo qatay dumarka Soomaalida Badhtamaha magaalada Ku dagalamaya Kuwaasi oo noqday Muqalada lagu Soo qato Dhaqanka Haweenka Isbadalka Ku dhacay,
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com