Daawo Muuqaalka: Fanaanad la furay oo hees calool xumo iyo yaab badan ninkeedii u qaaday.!

Monday, December 9, 20130 comments

Haweenka la furo ayaa lagu yaqaana inta badan inay cuqdad iyo naceyb ka qaadaan ninkii furay, balse waa wax aad u yar oo naadir ah in haweeneydu ninkii furay amaan iyo bogaadin u dirto, taasina waa mida ay ka tarjumeyso hees cajiib ah oo ay ku luuqeyneyso fanaanada dhawaan soo baxday ee Amina Afrik.

Heestaan oo wadata erayo calool xumo iyo murugo xambaarsan ayaa laga dhadhansan karaa in ay tahay midlaga sameeyay qiso dhab ah oo ka tarjumeysa lamaane nolosha iyo guurka ku kala tegay.

Inkastoo xiriir aan la sameynay fanaanadan aysan noo suura gelin, si aan u weydiino in ay tahay qiso iyada si shaqsi ah ugu dhacday iyo in kale, ayaa hadana heestani waxey noqotay mid dad badani ay fanaanada dusha ka saareen qisadeeda, waxa ayna tusaale uga dhigteen qaabka iyo dareenka ay ku muujineyso jilitaanka heestan.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog