Magaalada muqdisho ayaa waxaa horay looga yaqaanay in aroosyada laga ciyaaro Bartis iyo Baraan-bur berigii hore lakiin haatan qurba joogta ku soo qul quleeysa darteed ay wax walbo is badaleen marka aad tagto aroosyada ayaad ku arkeeysaa wiilal iyo gabdho si anshaxa iyo diinta ka baxsan u wada ciyaaraya.
Dhaqankaan ayaa waxa uu asalkiisa ka imaaday wadamada Afrikanka ah oo iyagu sidan u ciyaara ma ahan wax sal iyo raad toona ku leh diinta islaamka iyo dhaqankeena suuban ee soomaaliga ah.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com