Hadaba Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa dhawr dhibaato oo caafimaad darro deg deg ah oo ku berma xubanaha ugu muhiimsan jirka bini,aadamka iyo habdhiskiisa.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
1- Daal iyo tabardarri joogto ah oo aad mar waliba dareentid,
2- Xanuun dhabarka qeybtiisa hoose iyo lafaha oo jajab ka galaan islamarkaane ay shanqaraan,
3- Timaha oo yaraadaan ama daataan marka gacanta ku taabata timaha,
4- Kacsi la,aan iyo biyo-bax degdeg ah (Hawlgabka kacsiga ee dhalinta) oo aad u yaraada,
5- Aragga oo caad yeesho oo aadan meel fog qof ka arki karin hadii aad aragatane uu shaki kaa galayo ,
6- Bisqinleyda iyo xiniinyaha oo xanuuna mar marne barar uu ku dhaco,
7- Xanuun iyo casiraad laga dareemo moqor miskeedka iyo dabaqanaanta,
8- Qofku wuu ku walfi karaa oo dhib ayay hadhowdii ku noqoneysaa in uu iska gooyo caadadaan.
9- Wuxuu kaloo keenaa waxa loo yaqaano dheecan Semen leakage oo ah in biyuhu soo dareeraan iyadoo wax dareen kacsi ah uusan jirin xiliyada qaar,
10- Dhibaato nafsaani ah sida hilmaamidda iyo xifdin la,aanta joogta ah,
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com