Ciidamada Dowladda ayaa jimcihii waxey fara xumeyeen laba gabdood oo waqti danbe galab casar ka soo rawaaxaya xeebta liido. gabdhahaan oo lasoo xariiray shabakadda iftineducation.com ayaa sheegay iney ciidamada dowlada fara xumeeyeen aysan garaneynin cid ay ugu dacwoodaan.
Labadaan gabdhood oo wajiyadooda murug ka muuqatay ayaa shabakadda iftineducation u sheegay in arintaan dowladda wax ka qabato.
Ciidamada dowladda ayaa marwalba tacadiyo u geeesto shacabka meesha laga rabay iney difaacaan shacabkooda.
RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAAL
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com