Video:Wax badan ka ogoow wax yaabaha ugu badan ay dumarku ugu jecel yihiin daawo adaa yaabi doonee.

Thursday, January 30, 20140 comments

Rag badan ayaa is weydiiya ama niyadooda ay
kusoo noq noqotaa cabirka malab yarowgiisu
ma yahay mid qancin kara marwadiisa ama
mida uu guursan doono, ayadoo raga intooda
badan ay niyada iska weydiiyaan cabirka saxda
ah ee inta badan dumarku ku qanci karaan,
hadaba xiiso.com oo daraasado dhowr ah soo
indha indheysay ayaa ku siineysa xog kooban
oo kaa yareyn karta walaaca kaa saaran
arintaan.

-Dhirirka xubinta taranka ragga caafimaad
ahaan waa 7cm halka xubinta taranka ee
dheer gaareyso 15cm waxaase xusid mudan
kan ugu dheer oo inta badan rag dhif ah
leeyihin waa 23cm.

-Hadaba malabyarowga ugu gaaban haddii
aan laga bad badineyn waxa uu gaaraya 5cm waana suura gal in haween badan ku qancin.

-Xubinta taranka ragga ee gaaban waxaa muhiim ah in uusan jilicsaneyn oo uu adag yahay kaasi oo
xogi kara goobaha dareemaha ii xubinta haweenka gaar ahaan labada darbi ee bishimaha xubinta
hawenka iyo qeybta hoose.

- Daraasado badan ooo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dumarka intooda badan ay door bidaan isla
markaana baahidoodu ku bogsato ragga malabyarowgoodu u dhaxeeyo 6 cm ilaa 8 cm, waana guud
ahaan ragga dunida intooda badan cabirka ay wadaagaan..












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog