Daawo Muuqaal Aroos: Gabar Soomaaliyeed oo Guursatay Nin Canadian ah

Monday, January 13, 20140 comments

Muuqaalkii ugu danbeeyey ayaa lasoo dhex dhigay barta Youtube Aroos gabar Soomaali ah iyo Wiil Cadaan ah waxana arooskaasi kasoo qeyb galay boqol qof oo Soomaali u badan walow ay meesha joogee qaar badan oo ka socday dhanka wiilka Cadaanka ah waxana meesha lagu soo bandhigay wax kasta oo aroos loogu tala galay.

Heeso badan oo ay ku cayaarayaan ayaa ka daawan kartaa muuqaalka iyadoo baashaalka iyo qoob ka ciyaarka aanan la qiyaasi karin iyadoo gabadha Soomaaliyeed ay u muuqatay mid ku faraxsan arooskeda.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog