Dhawaqa Dumarka xiliga dagaalka hoose Muxuu taraa ?

Saturday, January 18, 20140 comments


Baaritaano ayaa sheegaya in codadka ka soo baxa haweenka xilliga lagu jiro kulanka macaan in ay noqon karto isku day ay ku kicineyso ninka ee aan lagu tirin karin si toos macaanka ay dareemayaan .

Sida daraasadaha tilmaamayaan cododka haarka ah ee haweenka ka soo baxa waxa ay imaan karaan ka hor inta aysan gaarin gariirka galmada oo baashaalka lagu jiro .

Haween badan ayaa tilmaamay in marka ugu fog ee ay haweenka gaaraan macaanka gariirka ay tahay inta lagu jiro fara ka ciyaarka , waxa ayna badankooda codkaas haarka u sameeyaan si ninka u qanciyaan si shaqadiisa u noqoto mid xooggan .

Waxa ayna haween badan ay haaraan oo ay qayliyaan iyaga oo iska dhaa-dhiciyay in arintaan ay qeyb ka tahay shaqada sariirta ayna tahay mid uu doonayo ninka balse xaqiiqda sidaas ma aha .











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog