Sir: Inta badan Nimanka waxa ay indhaha la raacaan dumarka leh…(Sii akhri)

Sunday, January 5, 20140 comments

Hadaba Xog uruurin la sameeyay ayaa lagu ogaaday in raggu ay si aad ah u fiiriyaan haweenka gaar ahaan iyagaga oo hal meel ka beegsada , xoguruurinta ayaa lagu qeexay sababaha ay aad ugu fiiriyaan halkaas xubin dumarka,

Dhamaan Ragga ayaa aad uga hela naasaha haweenka oo marka kaliya oo ay eegayaan isha lasii raaco , xubinta dumarka ayaa lagu xusay xoguruurinta in ay raggu sida magnetka oo kale ay usoo jiidato kuna abuurta dareen gooni ah ,

Xogta ayaa sii raacisay in nimanku ay dareen xad dhaaf ah kaqaadaan xubintaas , iyaga oo isbela xaaladdii ay kusugnaayeen waqtigaasi heerkooduna uu noqonayo mid kafekera ciyaarta sariirta ama xiliga kulanka,

Dumarka ayaa iyana lasheegay in ay tahay halka ay kagaaraan gariirka galmada iyaga oo xishood kamuujiya kolku ninku aad u fiiriyo naasaheeda iyada oo durbadiiba habkii ay usocotay ama u istaagnayd bedesha islamarkaane bilowda dhaq dhaqaaq si aan lo dareemin,

Sidoo kale xogta ayaa tilmameysa in dumarka aysan baneeynin xubintan aadka muhiimka u ah iyadoo beryahan danbe ay soo badaneyso in ay daboolka kaqaadaan tani waxa ay sababi kartaa in uu iloobo ninku shaqadiisa uu gacanta ku hayay sida asiga oo xafiiskiisa fadhiyo oo uu arko haweeney shidan ama aad u qurxan jirna ah ,











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog