Top: Maxaad Kala Socotaa Sababta Keentay Sameynta Heesta Hotell?+Akhriso+VIDEO

Sunday, January 5, 20140 comments

Heeskan ha igeyn Hoteelada waxa ay kamid tahay heesahii ugu horeeyay uu hal-abuuro Xasan Saleebaan Dhuxul , waxa uuna sameeyay sida aan xogta ku helnay maalmahii ugu horeysay uu gaaro Wadanka kenya , gaar ahaan Neirobi.

waxaana daba gal dheer kadib shabakadda falanqeynta fanka iyo faaleynta fanaanka ee newbanaadir.com ay heshay sirta iyo sababta ka dambeysa oo ah mid cajiib ah oo ay fanaaniin isku soo qaadeen,

Heeska waxaa la xameeyay Axmed Xuseen Cabdulle Daljir, haddaba ha moogaan Qisada dhab ah oo ay heeska ka dhalatay oo aan idiin soo wadno.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog