Video: Wariye Cabdixafiid oo hadalkiisi laga yaq yaqsooday. Asagoo ka hadlaya Galmada.

Tuesday, January 7, 20140 comments

Wariyaha tv ga caalamiga ah ee Universal Cabdulxafiid ayaa taageerayaal badan ku waayey kadib markii uu tv ga ka baahiyey Barnaamij Anshax xumo ah oo ka hadlaya Galmada. 

Asagoona ay marti ugu aheyd islaan ka faaloota arimaha Galmada.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog