Afhayeenka madaxtooyada ahna la taliyaha gaarka ah ee madaxweyne Xasan sh. maxamuud ayaa fashiliyey sir badan, oo qarsooneyd isagoo ku sugan dalka Turkiga.
Isagoo sheegay wadahadalada soomaliya iyo somaliland in aysan waxba kasoo baxeynin ayna tahay been ay abuurteen siyaasiyiinta.
Waxaaba taasi kasii kadaran asagoo la dhahay Tarsan kawaran ayaa wuxuu yiri Tarsan Aids buu qabaa.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com