Daawo Hees Shidan oo Dagaal Kicisay,Fanaaniin Isku Dilay Iyo Dhiig Ku Daatay

Thursday, February 6, 20140 comments

Waa hees ay ka caroodeen dhowr fanmaan. Sahruuja ayaa ka carootay hees ay soo saartay Fanaanada Qaali Ladan taas oo micnaheeda lagu fasiray inay kula hadashay Sahruuja oo reer Wanlaween ah

Inkastoo heestaan shakiga badan ay sidoo kale ka carootay Fanaanada Hodan Afrika hadana waxay xambaarsan tahay fariin culus.

Dadka lafa gura micnaha erayada  iyo heesaha  waxay ku fasireen in Fanaanada Sahruuja ku socoto maadama iyadoo reer Wanlaweyna noqotay oo had iyo jeer ismooda inay Puntland ku dhalatay

Waa hees aad u macaan oo dad badan siyaabo kala duwan u fasirteen waxaana ku luqeysay fanaanada caanka misana da,da yar ee aadka looga daba dhacay Qaali Ladan.Si aad ooga bogatid ku dhufo linkiga hoose ee farta waaweyn ku qoran


HALKAN RIIX KA DAAWO









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog