Daawo Video: Maxad Ka Taqaanaa Meesha ugu Kacsi Badan Haweenka.

Thursday, February 6, 20140 comments

Jaceylka Dhabta ah ee aan marna bur burin waa ka isku darsada jaceyl labada ruux u dhexeya iyo jaceyl ehelka u dhexeya,waxana sababtan tahay gabarta aad jeceshahay ehelkiisa inaad u tix galisa sidam walidkaga oo kale.


Kuma waajib aha tix galinta waalidka ninka oo kaliya lakiin gabadhana wa inay hooyada iyo abaha lamaanaheeda u dhow sida waalidkeeda waayo xaq ayey ku leeyahiin.

Rasuulkeena (csw)waxa uu kula dar darmay qofka muslimka ah inuu ka fiirsado guurka marka uusamaynayo uuna ku guursado gabadha diinta’lakiin quruxdana waa mid jirta waayo waxa cadan ah qof lagugu dhib sanayo inaadan guursan.

Ruuxa jacelka aad u qaado hadii qoos kiisa ay yahiin kuwa alle ka furtay xata waad xidhi dhinaysaa sida waalidkaga u xidhidhin lahayd.

Guud ahaan guurka waa wax qalbiga ruuxa ku fegayo isla markasina awolad ka dhalanayso waa inaad lamaanaga noqdaa mid xili kasta cawaaqiga jira kula wadagaysa,lakiin yeysan noqon mid lacag guur keeda yahay.

Waxana rasuulkeena suuban ”scw”’ina amray qofkiina awooda inuu aqal galka kaliya bixiyo ha guursado,waayo waxad kaga tagaysa sinada biyo faaxishka

RIIX HALKAN DAAWO MEESHA UGU BADAN









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog