Daawo Jennifer Lopez oo bilowday sawirka Clip-keeda cusub

Saturday, February 22, 20140 comments


Fanaanada caanka ah ee Jennifer Lopez, ayaa bilowday sawirka Clip-keeda cusub ee ‘One World Cup We Are”,  sawirada muuqaalkaan waxaa lagu sameynayaa magaalada Miami ee cariga Mareykanka.


Sidoo kale goobaha sawirka Clip-kaan lagu qaadayo waxaa kamida biyaha Badda, eyadoo weliba la cayaarayo.


Waxaa kula jira Jennifer Lopez muuqaalkaan labadeeda caruurta ah iyo weliba saaxibkeed.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog