Daawo Muuqaalka: Ciidamada Kumaandooska oo Tababar Looso Xiray & Dhoolatus Cajiib Ah Aan Horey Loo Arkin (Video)

Thursday, February 13, 20140 comments

Waxaa Tababar Cajiib Ah oo Mudo Socday Loosoo Xidhay Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Xooga Dalka Soomaliya, Kuwaasi oo Si Gaar ah Loo Tababaray.

Goobta Loogu Soo Xidhay Tababarka Ayaa waxay Kusoo Bandhigeen Dhoolatus cajiib Ah, Qaabka Ay u Howl Gelyaaan, Sidoo kalana waxaa Halkaas laga Riday Rasaas Lagu Shiikh Tamay.

Ugu Danbaynta ayaa waxaa Goobta Kahadlay Saraakiisha Tababarkaan soo Gaba Gabeeyay Iyo Qaar Kamid Ah Ciidamada Nasiibka u yeeshay.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog