DAAWO MUUQAL QURUX BADAN: Gabar Somaliyed oo lagu Magacaabo Qadro Qaali ayaa Guursatay Wiil Cadaan oo Muslim Mareykan ah, iyo Meherkoda oo Ka Dhacey Masjid

Tuesday, February 11, 20140 comments

Daawo muuqaalka.gabar soomaaliyeed oo lagu magacaabo qadro qaali ayaa waxa ay guursatay wiil cadaan mareykan ah oo waliba muslim ah.qadro ayaa ninkeeda cusub lagu magacaabaa Adam majeweski. qadro iyo adam ayaa ah lamaane aad u nasiib badan maxaa yelay meherkoodu wuxuu ka dhacay masjidka An-Nur Minneapolis, MN..







Halkaan Ka Sii Daawo Sida Arooska U Dhacay







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog