Daawo Sawirada: Xayawaan Shaabaha Xubinta Taranka Ragga oo Lahelay

Tuesday, February 18, 20140 comments

Xayawaankaan oo lagu magacaabo Atretochoana ayee culimada ku takhasusay xaywaanaadka ka heleen meel webiga jiinkiisa ah, xayaawaan ayaa laga helay gobolka Amazon ee dalka Brazil, xayawaankaan ayaa u qaab eg sida xubinta taranka ragga.

Culimada ayaa sheegay in ay xayawaankaan ku arkeen hereeraha webiga lagu magacaabo Madeira Rondonia, Brazil, dhirirka xayawaankaan la helay ayaa gaaraya hal mitir, culimada ayaa sheegay laga soo bilaabo November 2011 ay arkeen xayawaankaan laakiinsa ay garan waayeen dhicna ay ku tirin lahaayeen

Xayawaankaan ayaa u qaab eg maska marna shaabaha xubinta taranka bini aadamka, culimada qaar ayaa sheegay in xayawaankaan uu soo shaac baxay sanadkii 1968 laakiin lagu tirin jiray in uu kamid yahay masaska, balse baaritaan ay sameeyeen

biologists ayaa sheegay in uu ka duwanyahay masaska, xayawaanka ayaa ka neefsada dusha sare ee xuubka maqaarka, sidoo kale xayawaankaan ayaa quuta kaluunka aadka u yaryar. 

Amazona ayaa ah meel inta badan ay ku badanyihiin xayaawanada taas oo markasta laga soo saaro xayawaano aan hore loo arkin ama ku cusub indhaha dadka.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog