Daawo Tvga Somali Channel: Gabdho Soomaliyeed oo Sameyey Fal Arga-gax leh(Fadlan hadawan hadii adan)

Friday, February 21, 20140 comments

Waxaanu Halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Banraamijkii Doorka Haweenka ee Kabaxa Tvga Somali Channel Todobaadkiiba, Waxaana Maanta looga Hadlay Arimo Badan oo Naxdin Leh.

Barnaamijka Ayaa Marka Hore Waxaa Looga Hadlay Saaxiibnimada Iyo Dumarka, Sidoo kale waxaa Lagu Waraystay Haween Soomaaliyeed oo Dhib Kasoo Gaadhay Saaxibaadoo, Iyadoona Barnaamijka Lagu Soo Bandhigay Gabadh Soomaliyeed oo Gabadh Kale Ku Samaysay Arin Argagax Badan.

Barnaamijkaan Ayaan Noqday Midka Ugu Xiisaha Badan Iyadoona Todobaad Kasta Ay Soo Fadhiistaan Dumar Soomaliyeed oo Soo Bandhiga Qisooyin Naxdin Leh.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog