SIR CULUS:sidee ku soo jiidan kartaa qof aad jeceshahay oo kaa sii jeeda? AKHRISO

Friday, February 21, 20140 comments

Dad badan ayaa isku taxluujiya in ay kasbadaan qalbiga qofka ay jacel yihiin iyagoo aan eegin marxaladaha ku haboon ee qofka lagu tashkiilin karo ama lagu soo jiidin karo, waxayna la kulmaam inta badan guul daro waxaana ugu wacan xiliyada ay soo gudbinayaan dareenkooda jaceyl oo aan munaasab aheen, hadaba maanta waxaan idiin wadnaa qababaka ugu sahlan aad qof ku ugu beeri karto jaceyl.

1. Waco (call) qofka xiligi uu seexan rabo Isku day in aad noqoto qofka ugu dambeeya ee la hadla qofka aad dooneesid, bini aadamka ayaa ka siman in xiliga hurdada ka hor uu qofka qalbigiisa fikiro wuxuuna ka fikiraa hadaladii ugu dambeeyay ee idin dhexmaray, qofka ayaa bilaaba in uu fikiro, fikirka badan ayaa marka dambe isku badla saameen jaceyl, waana wax la hubo in aad kasban doonta qalbiga qofka, ku dadaal in aad noqoto qofka ugu dambeeyay ee la hadla.

2. Xiliga firaaqada (fasaxa) Ha isku dayin in aad la kulanto qofka aad dooneeso meel buuq badan ama dadka ku badan yihiin, isku day inaad qofka kula kulanto meel cidla ama jawi dagan labadiina idiin saamaxayo in aad is dhaafsataan aragti, jawiga cidlada ah wuxuu ka qeeb qaadanayaa in aad qofka qalbigiisa gaarsiiso dareenkaaga, halka jawiga buuqa sita uu kaa nusqaamin doono in aad gudbiso dareenkaaga.

3. Habaran marka hore asxaabtiisa ama asxaabteeda Markii aad dooneeso in aad qof barato ha isku murjin in aad barato marka hore qofka aad dooneeso asxaabtiisa, waxaa ka imaan kara shaki ama in uu qofka ka baqo wixii idin dhex maray in uu ogaado asxaabtiisa, ha ku dag dagin barashada asxaabtiisa iska sugo ilaa iyada ama isaga uu ku baro, barashada ayaa noqoto caqbad iyo in xitaa isaga oo ku raba laga yaabee in uu ka cabsi qabo mid kamid asxaabtiisa in uu ogaado waxa idin dhex maray.

4. Ugurmo xiliyada dhibaatada jirta Isku day in aad noqoto qof la garab taagan hiil iyo hoo, xiliyada ay jiraan murugada iyo dhibaatooyinka, tusi in uu cidlo aheen, qofka loo gurmada ayaa ku fikiraya wanaaga aad sameesay taas markii j aad ka heli doontid qalbi jilicsanaan iyo aragti dagan taas oo marka dambe suurta gal ka dhigta in uu jeceylkaaga noqdo meel mar.










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog